Saturday, March 27, 2010
Friday, March 26, 2010
Calanka.com| Bogga Hore| :-"Yaa Yiri Maya" ...U Adeegaha Shacabka
Calanka.com Bogga Hore :-"Yaa Yiri Maya" ...U Adeegaha Shacabka: "hadialamin45
ARAGIIN BA' WAXA AAD SHEEGEEYSAN WAXBA LAGAMA FAJHMAAYO WAXA AAD SOO QOREEYSAAN WAR JAAHIL NIMADA ISKA DAAYA WAXAAD SHEEGEEYSAAN U JEEDADIISA HALA FAHMO
Yesterday, 10:33:01 PM– Flag – Like"
ARAGIIN BA' WAXA AAD SHEEGEEYSAN WAXBA LAGAMA FAJHMAAYO WAXA AAD SOO QOREEYSAAN WAR JAAHIL NIMADA ISKA DAAYA WAXAAD SHEEGEEYSAAN U JEEDADIISA HALA FAHMO
Yesterday, 10:33:01 PM– Flag – Like"
Thursday, March 25, 2010
halkaan waxaan ka,salaamaya dhamaan umada soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan ileen waa soomaaliyee salaan ka,adib waxaan rabaa in aan wax yar kataab-taabto qilaafdka ka,jira wadankeena iyo dhibta heysato walaalaheyna soomaaliyeed hadii ay ahaan laheed wadanka gudihiisa ama dibadiisaba walaalayaal horta anaga waxaan nahay wan nation oo dhamaanteeda wada muslin ah sidaa darteeda aniga ma.qabo in qof muslin ah oo ahsahaadanaya la,dilo waxa loo dilayana ay yihiin wax aan ku saabsan siyaasad iyo taageero qof bani.aadamka ahi waa uu u madax banaan yahay in uu taageero cidii uu u maleynayo in ay saxantahay marka waxaan dhihi lahaa walaalheyga shabaa in ay ay ka,waantoobaan xaq darada ay dadka u laaynayaan ayna taageeraan dowlada. Dowlada hadaysan awood la,heyn xitaa waa lagu qasbanyahay in la,taageero waayo dowlad la,aan waxaa dhaanto dowlad xun
Subscribe to:
Posts (Atom)